KUSOO DHAWOOW MASRAXA PROF. SHARIIF SALAH

Meesha ugu habboon ee munaasabadahaada, bandhigyada iyo kulamada muhiimka ah.

Book Now
Easy Booking

Si fudud u qabsada hoolka adigoo adeegsanaya nidaam online ah.

Schedule Management

Hubi waqtiga banaan si aad uga fogaato isku dhacyada jadwalka.

Automatic Email Alerts

Oggaysiis degdeg ah oo email ah marka booking-gaaga la xaqiijiyo.

Book THEATER SHARIIF SAALAH

Hall & Meeting Room Packages

Masraxa Shariif Saalax

$3,000
Per Day

  • Large HD Screen
  • Pro Sound System
  • Stage Lighting
  • Technical Team
  • VIP Waiting Rooms
  • Security
Book Masraxa

Meeting Room

$500
Per Day

  • Screen / Projector
  • Video Conferencing
  • Clear Audio
  • Modern Seating
  • Conference Setup
  • On-site Support
Book Meeting Room

What Our Clients Say

“Masraxa Shariif Saalah waa meel aad u qurux badan. Codka, nalalka iyo nidaamka guud ahaan aad buu u heer sareeyay.”

A
Ahmed Ali
Event Organizer

“Meeting Room-ka aad ayuu ugu habboon yahay shirarka. Aad baan ugu qanacsanahay nadaafadda iyo habeynta.”

F
Fatima Hassan
Training Coordinator

“Booking online ah aad buu u fudud yahay. Email xaqiijin ah ayaan isla markiiba helay.”

M
Mohamed Abdi
University Staff

Frequently Asked Questions

Waxaad si fudud u buuxin kartaa foomka booking-ga ee bogga, dooran kartaa hoolka, taariikhda iyo waqtiga, kadibna gujin kartaa Submit Booking.

Qiimaha waxaa lagu xisaabiyaa maalin ahaan, xitaa haddii aad isticmaasho saacado yar.
  • Masraxa: $2,000 halkii maalin
  • Meeting Room: $700 halkii maalin
Nidaamka ayaa si otomaatig ah kuu xisaabinaya lacagta marka aad doorato taariikhda.

Meeting Room-ku wuxuu ku habboon yahay shirar, tababaro iyo kulamo rasmi ah. Waxaa ku jira Conference Setup, Basic Sound System iyo kuraas raaxo leh.

Haa ✅ marka booking-gaaga la diiwaan geliyo, waxaad heli doontaa email otomaatig ah oo kuu xaqiijinaya codsigaaga.

Haa, waxaa muhiim ah in la ilaaliyo nadaafadda, amniga iyo hantida hoolka. Wax kasta oo waxyeello keena waxaa qaadaya mas’uuliyadda cidda booking-ga samaysay.

Kadib marka booking-ga la diiwaan geliyo, maamulka ayaa kula soo xiriiri doona si ay kuu siiyaan faahfaahinta lacag-bixinta.

Haa, hoolku wuxuu leeyahay qalab dhammeystiran sida sound system, nalal iyo qalab shir. Haddii aad u baahato qalab gaar ah, fadlan horay nala soo socodsii.